Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Calanka Jabuuti

Ka Wikipedia
calanka jabuuti

Calanka Jamhuuriyada Jabuuti waxa uu kakoobanyahay afarmidab xaga sare waaciraad dhanka hoosane waacagaar waxa baasha bidix ka saaaran kahadcad oo sadex geesood u samaysan oo ay ku dhexjirto xidig cas waxa markii u horaysay la isticmaalay maalintiijabuuti ay heshay madax banaanideeda 27-06-1977.

Heesta Calanka Jabuuti

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  • Hinjinne u sara kaca
  • Calankaan harraad iyo
  • Haydaar u mudateen
  • Hir cagaarku qariyayiyo
  • Habkay samadu tahayoo
  • Xiddig dhiig la hoorshoo
  • Caddaan lagu hadheeyaay
  • Maxaa haybad kugu yaal
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Calanka_Jabuuti&oldid=263279"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp