Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

CD

Ka Wikipedia
CD

CD (CompactDisc) waa optical disc (saxanka indhaha) kaas oo loo adeegsado keydinta Digital data, markii hore waxaa loo isticmaali jiray keydinta codka oo kaliya waxeyna suuqyada soo gashayOktoobar 1982, CD caadiga ah dhumuc ahaan waa 120 mm.

Lambarada dibadda

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=CD&oldid=252287"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp