- Kani waa maqaal ku saabsan koox ka mid ah noolaha.
Brotista |
---|
 |
Kala soocida cilmiga ah |
---|
Xukun: | Eukarya
|
|
---|
Kooxo ka madax banaanSupergroups[1] and typical phyla- Archaeplastida
- SAR supergroup
- Stramenopiles
- Alveolata
- Apicomplexa
- Ciliophora
- Dinoflagellata
- Rhizaria
- Cercozoa
- Foraminifera
- Radiolaria
- Excavate
- Euglenozoa
- Percolozoa
- Metamonad
- Amoebozoa
- Opisthokonta
Kuwo kale; kala saarka waa lagu kala duwan yahay |
Brotista (Af Ingiriis:Protist;Af Carabi:ar; loogu dhawaaqo:/oʊtɨst/) (magacaSaynisparaphyletic) waa koox balaadhan oonoole ka tirsan silsiladaboqortooyooyinka nolosha. Brotista waa noole yar (ili-maqabatay ah) lehhal unug, kaasi oon lahayn waslad (ama xubno is-heystaa ama iskuxidhan). Wakhtiyadii hore waxaa kooxdan lagu dari jiray dhinacaboqortooyada Brotistai, laakiin xadaarada iyoSayniska cusub ee maanta waxaa loo aqoonsaday in Brotista ka tirsan tahaylafdhabar la'leyda (noolaha aan lahaylafdhabarka).[2][3][4] Eray u dhigmaProtoctista ayaa loo adeegsadaa noolahaan hay'ado iyo machadyo kala duwan.[5][6][7]
In kastoo kala qeybinta kooxaha boqortooyada ee biyoloji lagu kala duwan yahay, wadankaMaraykanka iyoKanada waxay qeybahaasi ka dhigaan ilaa lix kooxood (Xayawaan,Dhir,Fungi,Brotista,Arjaeya,Bakteriya); halka wadanada ay ka mid yihiinIngiriiska,Hindiya,Australia,Latin Amerika, meelo badan ooAfrika ah iyo wadano kale waxay aqoonsadeen kaliya shan koox oo ka tirsan boqortooyada, kuwaasi oo kala ah: Xayawaanka, Dhirta, Fungiga, Brotistaha iyo Bakteriyada.[8]
- ↑Adl Sina M.; et al."Nuqul Archive"(PDF).Journal of Eukaryotic Microbiology.59 (5): 429–514.doi:10.1111/j.1550-7408.2012.00644.x. Waxaa laga kaydiyaythe original(PDF) 2013-12-16. Soo qaatay2015-12-27. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑Gooday, A. J.Advances in marine biology.46: 1–90.PMID 14601411.doi:10.1016/s0065-2881(03)46002-1. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑Kirk, N. L.; Ritson-Williams, R.; Coffroth, M. A.; Miller, M. W.; Fogarty, N. D.; Santos, S. R.PLoS ONE.8 (11): e80618.PMC 3833926
.PMID 24260438.doi:10.1371/journal.pone.0080618//www.ncbi.nlm.nih.gov/pmc/articles/PMC3833926. Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑Zhao, Y.; Gentekaki, E.; Yi, Z.; Lin, X.PLoS ONE.8 (10): e77044.PMC 3812207
.PMID 24204730.doi:10.1371/journal.pone.0077044//www.ncbi.nlm.nih.gov/pmc/articles/PMC3812207. Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑Miloslavich, P.; Díaz, J. M.; Klein, E.; Alvarado, J. J.; Díaz, C.; Gobin, J.; Escobar-Briones, E.; Cruz-Motta, J. J.; Weil, E.; Cortés, J.; Bastidas, A. C.; Robertson, R.; Zapata, F.; Martín, A.; Castillo, J.; Kazandjian, A.; Ortiz, M.PLoS ONE.5 (8): e11916.PMC 2914069
.PMID 20689856.doi:10.1371/journal.pone.0011916//www.ncbi.nlm.nih.gov/pmc/articles/PMC2914069. Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑Martínez-Girón, R; Ribas-Barceló, A.Diagnostic Cytopathology.35 (1): 32–3.PMID 17173305.doi:10.1002/dc.20584http://www.researchgate.net/publication/6627376_Pitfall_in_sputum_cytology_protoctista_resembling_adenocarcinoma_cells. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑Osaka, T; Beika, A; Hattori, A; Kohno, Y; Kato, K. H.; Mizutani, T."Nuqul Archive"(PDF).Biochemical and Biophysical Research Communications.300 (1): 236–40.PMID 12480549.doi:10.1016/S0006-291X(02)02806-1. Waxaa laga kaydiyaythe original(PDF) 2016-03-03. Soo qaatay2015-12-27. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑Huber M, Knottnerus JA, Green, L., van der Horst H, Jadad AR, Kromhout D, Smid H. BMJ 2011; 343 (d4163)http://savenhshomeopathy.org/wp-content/uploads/2012/09/Huber-Definition-Health-BMJ-21.pdfArchived Oktoobar 19, 2020 //Wayback Machine