Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Borotiin

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan borotiinka. Boga "protein" halkan ayaa laga soo toosiyay.


Muuqaal 3D (3-Dhinac ah) muujinaya muuqaalka isku-dhiska xidhiidhka borotiin. Naqshada noocan ah waxaa markii ugu horeeysay laga soo xigtay sawiraan lagu qaaday raajada (X-ray ama alpha helices). Sida ka muuqata sawirka, qeybta dhexe ee xigta midigta waxaa ka muuqda iskuwareeg dheelan kaasi oo loo yaqaanoprosthetic group amaheme group kuwaasi oo ka samaysan iskudhisyo intooda ugu badan ka kooban curiyahaOgsajiinta.

Borotiin (Af Ingiriis:protein;Af Carabi:ar‎; loogu dhawaaqo:/ˌtnz/ ama/ti.ɨnz/) waaiskudhis labo-malakuyuul, ama malakuyuul-yar, kaasi oo ka mid ah silsilad dheer oo amiino asiidh ah, taasi oo laga helo noocyo badan oocuntada ka mid ah. Borotiinku wuxuu qabtaa qeeybo badan oo shaqo kala duwan ah, marka nooluhu cuno wuxuu ka qeyb-qaataa isku-habaynta DNA-da, falgalka metaboliisamka, wareegjinta unugyada, iyo safrinta malakuyuulada ku dhexjira jidhka noolaha.Sidoo kale, borotiinku wuxuu ka qeyb qaata korinta, habaynta iyo fududeynta shaqadacaloosha[1]


Qoraalo Kale

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. Huber M, Knottnerus JA, Green, L., van der Horst H, Jadad AR, Kromhout D, Smid H. BMJ 2011; 343 (d4163)http://savenhshomeopathy.org/wp-content/uploads/2012/09/Huber-Definition-Health-BMJ-21.pdfArchived Oktoobar 19, 2020 //Wayback Machine
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Borotiin&oldid=214506"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp