Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Boqol toban iyo afar Suuradood

Ka Wikipedia

Boqol Toban iyo Afarta Suuradood ee Quraanka


KitaabkaQuran ee kariimka ah waxaa loo qeybiyaasuurado iyo weliba qeeybo hoose oo loo yaqaanoAayado. Hoos waxaad ku arki liiska jadwalka boqol toban iyo afartaSuuradaha laga bilaabo kow ilaa suurada boqol toban iyo afaraad.

Suurad
#Magaca Af-CarabiMicnaha Af-SoomaaliTirada AayadahaMakki ama Mediini[1][2][3]Ka warameysa
1Al-FaatixaFur-furid ama
bilaabid
7Mekki[4][4]
  • Bilowga iyo albaabka kitaabka Qur'ánka ah.[4]
2Al-BaqaraSac, Lo'286Medani
3Al CimraanQoyskii reerCimraan, Hooygii Cimráan200Medani[4]
4An-NisaDumarka176Medani[4]
  • Midowga dadka iyo isku-xidhnaanshaha raga iyo dumarka. (v. 1)[4]
  • Xuquuqda dumarka.[4]
  • Su'aalaha la xidhiidha nolosha qoyska (sida qoyska iyo dhaxalka).[4]
  • Nabada iyo dagaalka.[4]
  • Xidhiidhka u dhexeeya kuwa Alla aaminay iyo kuwa aan aaminsanayn.[4]
5Al-Maa'idaCuntada, Wax la cuno120Medani[4]
  • Ku xidhnaanta Alle (ay ka mid tahay danaynta diinta).[4]
  • Musuqmaasuqa diinta Masiixiga iyo bedelida kitaabada Masiixiga iyo Yuhuuda. (v. 68-77, 116-118)[4]
6Al-AncaamNicmooleyda165Makki[4]
7Al-AcraafDhererkii, Kuliyada kala sooca206Makki[4]
8Al-AnfaalXoolaha gaalada laga furto75Medani[4]
9At-TawbaToowbad keen, ka soo noqosho gaf129Medani
  • Dhibaatooyinka dagaalka u dhexeeya kuwa Alle rumeeyay iyo cadowgooda.[4]
  • Dagaalkii Tabuuk (9 H.K).[4]
  • Kuwa aanan heysan karin iimaanka. (v. 124-127)[4]
10Suuratul YoonisNebi Yoonis109Mekki[4]
11Suuratul HuudNabi Huud123Mekki
12Suuratul YuusufNabi Yuusuf111Mekki
13Ar-RacdiDanab/Gugac43Medani[4]
  • WaxyigiiIlaahay eenabiyada iyo aasaaskii diimaha, runta iyo wadada toosan ama diimadii gaalada.[4]
14Suuratu IbrahiimNebi Ibrahiim52Mekki[4]
  • WaxyigiiAlle u soo diray dadka, iyo hogaamiyayaashii dadka u horseedayay iftiinka.[4]
15Al-HijrMidii dhagaxa lahayd, Dhagaxleey, caasimadii wada dhagax ahayd, Al-Hijr99Mekki[4]
  • HanuunintaAlle iyo tilmaamidaQuraanka, taasi oo waligeed ahaaneysa mid sax ah. (v. 9)[4]
16An-NaxliShinnida128Mekki[4]
  • Abuurista Alle:[4]
    • Wada shaqaynta Shinnida.
    • Hogaaminta Ilaahay.[4]
17Al-IsraDheelmintii(dheelmintii nabiga scw)111Mekki[4]
18Al-KahfGodkii110Mekki[4]
  • Adkeynta iimaanka qofka iyo tijaabadiisa ooy ka mid tahay:[4]
    • Qisadii asxaabul kaahfi (akhyaartii godka). (v. 13-20)[4]
    • Ninka qaniga ah iyo kan faqiirka ah. (v. 32-44)[4]
    • SheekooyinkiiNebi Muuse. (v. 60-82)[4]
    • WacdarihiiDhul-Qarnayn, (micnaheedu tahay "midkii laba geesood lahaa"). (v. 83-98)[4]
19Suuratu MaryamMaryam98Mekki[4]
20DaahaDaa-Ha, Rag yahoow135Mekki[4]

Xigasho

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. Robinson, Neal.(PDF). Georgetown University Press. pp. 25–97.ISBN 1589010248http://www.youquran.com/DISCOVERING-QURAN-Robinson.PDF. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  2. Qran.org: Quran Verses in Chronological Order
  3. Chronological Order of Quranic SurahsArchived Jannaayo 13, 2018 //Wayback Machine, by Kevin P. Edgecomb (2002).
  4. 4.004.014.024.034.044.054.064.074.084.094.104.114.124.134.144.154.164.174.184.194.204.214.224.234.244.254.264.274.284.294.304.314.324.334.344.354.364.374.384.394.404.414.424.434.444.454.464.474.484.494.504.514.524.534.544.554.564.574.584.594.604.614.624.634.644.654.664.674.684.694.70Asad, Muhammad. Dar al-Andalus Limited. Introduction to the Sura.ISBN 1904510000. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  5. Peters, F.E. Princeton University Press. pp. 176–177.ISBN 9781400821181http://books.google.com/books?id=KnAO36Jh6bMC. Maqan ama ebar|title= (caawin)
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Boqol_toban_iyo_afar_Suuradood&oldid=244342"
Qeybaha:
Qeybaha qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp