Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Bogga Hore

Ka Wikipedia
Ku soo-dhawoowWikipedia

Insaykalobeedhiyaxorta ah eqofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta10,415 maqaal,Hubi gaarista ama habkamobilka
Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah

Kristoffer Kolombus wuxuu ahaa ninTalyaani ah, wuxuu noolaa sanadihii1451 ilaa1506. Kristoffer wuxuu ahaa badmaaxiye ah oo aad u safri jiray, wuxuu raadin jiray dhulalka ama qaaradaha. Kristoffer wuxuu ahaa ninka helay qaaradaAmeerika sanadka marka oo ahaa 1492. Kristoffer wuxuu ku dhashtay magaalo ku taalo waqooyiga talyaaniga oo la dhohoGenova, wuxuu badda ku safri jiray asigoo da' yar. Aabihiis waxaa ladhaa Domoniko Kolumbus, hooyadiis neh Susana Fontanarosa.sanadka marka oo ahaa 1478kii, karistofer wuxuu tagay wadankaBoortuqaal, isla markaas neh wuxuu dhinacagalbeed ka raadinaayay, jidka tago wadankaHindiya ee dhinaca badda. Kristoffer waxaa caawiyay dad ka mid ah boqortooyada Bortuqiiska, isla markaas neh waxay ku heshiiyeen hadii uu dhul helo in ee ayaga lacag ka helaayaan dhulkaas. Sanadka marka uu ahaaAgoosto1492 ayaa waxaa bilaawday safarkoodii, 3maraakiib ah oo saaran 90 qof ayaa u safartay dhinaca galbeedka eebadweynta atlaantik, kadib waxay tageenAmeerika, iyaga oo rabay in ay tagaan hindiya. Isla sanadkii Waxay tageen Meeljasiirad ah, wuxuuna helay wadankaKuuba, hal markab ayuu uga tegay meesha, marka ee dhacday in ee dadka saarnaa markabkaas in ee raadiyaanDahab. sanadka marka oo ahaa 1493dii Kristoffer dib oo u soo noqday, asiga oo sideed indian ah soo afduubtay. (SII AQRI)

Link= Waa maxaay Wikipedia ?
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english

Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga heloWeb-ka oo ahQaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatkainternetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiinJarmal ,Faransiis ,Isbanish iyoTalyaani.

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad...

Link=Wikipedia:Hooyga Maqaal abuur

Link= Sawirka Maanta

Link=Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah

Link= Xusuusta Wikipedia
Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan -Maalmaha sanadkaan oo dhan

Link= Maahmaahyo
waxaa la yiri aqoon la'aan waa iftiin la'aan

maahmaayada oo dhameystiran

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi ·Taariikh ·Luqadaha ·Cilmiga bulshada 

Siyaasad iyobulsho

Ganacsi ·Waxbarasho ·Joornaalo ·Gaadiidka ·Beeraha ·Dagaalada ·Caafimaadka ·Dowladaha

Diin

Diimaha ·Mutolojiyada

Hiddo iyo dhaqan

Gabayada ·Filimaanta ·Muusig

Saynis

Bayoloji ·Fiisigis ·Kimisteri ·Juquraafi ·Xisaab ·Cilmidayax .Xiddigis

Teknooloji

Elektaroonig ·Internet ·Kumbuyuutarada

Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka ·Ciyaaraha

Kuwa kale

Kalandar ·Shaqsiyadaad ·Waqti

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ahUrrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
WikiQaamuus
Qaamuus
Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Wikispecies
Lajien luettelo
Wikinews
Warrarka
Commons
Feylasha guud
Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Bogga_Hore&oldid=202256"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2026 Movatter.jp