Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Bilaha

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyayBil)
Kani waa maqaal ku saabsanBilaha Sanadaha. Qoraal ku saabsan bisha fadlan fiiridayax. Isticmaalo kale oo ku saabsan bilaha fiiriBil.

Bil (astaan:☾), weedhBilo amaBillo Wadarbilood (Ingiriis: month;Carabi: شهر) waatirowakhti ah lagu qiyaaso wareegadayaxa, sidoo kale loo isticmaaloxisaabinta wakhtigasanadka. Sida ku xusan helitaanka culimada sayniska iyo cilmi falaga wareega saxda ah ee hal bil waa 29.53maalmood oo u dhiganta hal wareeg oo dayaxu ku sameeyaymeerahadhulka.

Bilaha afka Soomaaliga

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Sanadka miilaadiyada wuxuu ka koobanyahay 12 bilood. Magacyada bilahaas afka soomaaliga waxaa loo qoraa sida hoos ku qoran.

Magacyada Bilaha

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Bilaha sanadka miilaadiyada
 Janaayo Febraayo Maarso 
 Abriil Maajo Juun 
 Luuliyo Agoosto Sebteembar 
 Oktoobar Nofeembar Diseembar 

Jadwalka Bilaha

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Sida U Kala HoreeyaanMagacaMaalmaha
1Janaayo31maalmood
2Febraayo28maalmood, 29 casho (afartii sano)
3Maarso31maalmood
4Abriil30maalmood
5Maajo31maalmood
6Juun30maalmood
7Luuliyo31maalmood
8Agoosto31maalmood
9Sebteembar30maalmood
10Oktoobar31maalmood
11Nofeembar30maalmood
12Diseembar31maalmood


Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Bilaha&oldid=286708"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp