Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Bengaluru

Ka Wikipedia

Bengaluru amaBangalore (ku dhawaaqida Ingiriisiga: ˈbæŋɡəlɔər, bæŋɡəˈlɔər) (Kannada: ಬೆಂಗಳೂರು) waa magaalo madaxda gobolka Karnataka ee Hindiya. Waxay caan ku tahay warshadahateknoolojiyada macluumaadka sidaas darteed waxaa loogu yeeraaDooxada Silikoon eeHindiya. Maanta oo ah magaalo weyn oo sii kordheysa, Bengaluru waxay leedahay qaar badan oo ka mid ah kulliyadaha iyo machadyada cilmi-baarista ee aadka loo aqoonsan yahay ee Hindiya.

Vidhana Soudha

Mashaariicda kale

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Stub iconMaqaalkaan juqraafiga waala bilaabay. Waad ka caawin kartaa Wikipedia in aad siibalaarisid.
WikiMashruuc Juqraafiga
Boggan waa qaybWikiMashruuc Juqraafiga.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Bengaluru&oldid=242454"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp