Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Basra

Ka Wikipedia
Geedo timireedka Basra ee ku yaala shada-carab qarkiisa

Basra (afka carabiga;البصرة) waa magaalo qadiimi ah oo ku taala dalkaciraaq, waxaa dhisayCutba bin Gazwaan xiligii khaliifkiiCumar bin khadaaab, waxayna noqotay magaaladii ugu horaysay ee Islaami ah oo ayCarabtu ka dhistaan meel ka baxsan Jaziirada Carabta[1], Waa mid ka mid ahmagaalooyinka waaweyn eeCarbeedeed, kaalinta shan iyo tobnaad ayee gashay xaga tirada dadka marka loo eego tirakoobka 2007.

Taariikhda

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Taalada Cutba bin gazawaan ee Basra

Furashada islaamka ee ciraaq ka dib waxaa soo baxday baahi ah dhisida magaalooyin ay caskarta dagaan una noqoto saldhig rasmi u ah sidaas darteed ayuu khaliifka islaamkacumar bin khadaab ku amraycutba bin gazawaan inuu dhiso magaalo,Cutba ayaa ka dhisay magaalada basra isku taga wabiyadadijla iyofuraat agtiis sanadkii 14aad hijrada ama 15aad[2], kadib waxaa kusoo batay qabiilada carabta ee dageesa, waxaa laga dhisay masjidka jaamica.

Sanadkii 35aad ee hijiriga waxaa ka dhacaydagaalkii ratiga ee u dhaxeeyay sayidCali iyocaaisha[3]

Basra iyokuufa waxaa kala maamuli jiray labo gudoomiye,Mucaawiya ayaaziyaad bin abiih isugu daray maamulkooda[4], sanadkii 72H waxaa la dilaymuscab bin zubeyr basra iyo ciraaq oo dhan gacanta umawiyiinta ayee gashay, sanadkii 75H waxaa lagu daray basra maamulkiixajaaj bin yuusuf, sanadkii 82 hijrada waxaa ka bilaawday ciraaq kacdoon looga soo horjeedo xukunka umawiyiintaibnil ashcas ayaana hogaamiye ka ahaa, kacdoonkan ayaa ahaa mid khasaaro badan ka dhalatay waxa uuna socday ilaa 83H markaas oo lagu jabiyayibni ashcasdagaalka deeru jamaajim,

Sanadkii 101HYaziid bin muhalab ayaa qabsaday basra kacdoon ayuuna ku sameeyay umawiyiintaYaziid bin cabdilmalik ayaa u diray ciidan xoogan ooMaslama bin cabdilmalik hogaaminaayo dagaal culus dhacay ka dib kacdoonka waa la soo afjarayYaziid iyo ehelkiisana waa la xasuuqay.

Dhaqaalaha

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Sidoo kale Fiiri

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Xigasho

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. {{استشهاد ويب|مسار=https://www.alkhaleej.ae/%D9%85%D9%84%D8%AD%D9%82/%D8%A7%D9%84%D8%A8%D9%80%D8%B5%D9%80%D9%80%D9%80%D9%80%D9%80%D8%B1%D8%A9-%D9%85%D8%B1%D9%83%D8%B2-%D8%A7%D9%84%D8%B9%D9%84%D9%88%D9%85-%D9%88%D8%A7%D9%84%D8%AA%D8%AC%D8%A7%D8%B1%D8%A9%7Cعنوان=البـصرة%5Bxiriiriye+dhintay%5D.. مركز العلوم والتجارة|ناشر=موقع الخليج|مسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20201110195409/https://www.alkhaleej.ae/%D9%85%D9%84%D8%AD%D9%82/%D8%A7%D9%84%D8%A8%D9%80%D8%B5%D9%80%D9%80%D9%80%D9%80%D9%80%D8%B1%D8%A9-%D9%85%D8%B1%D9%83%D8%B2-%D8%A7%D9%84%D8%B9%D9%84%D9%88%D9%85-%D9%88%D8%A7%D9%84%D8%AA%D8%AC%D8%A7%D8%B1%D8%A9%7C%D8%AA%D8%A7%D8%B1%D9%8A%D8%AE أرشيف=10 نوفمبر 2020
  2. {{استشهاد|ناشر=أي بي سي-كليو|مكان النشر=Santa Barbara, USA|editor1=Michael R.T. Dumper|editor2=Bruce E. Stanley|مؤلف=Bruce Stanley|الفصل=Basrah|عنوان=Cities of the Middle East and North Africa|تاريخ النشر2008|صفحة=72
  3. موقعة الجمل، الكتابالذهبي،الشبكة الإسلامية.Archived 2017-08-30 at theWayback Machine
  4. https://shamela.ws/book/12318/1143
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Basra&oldid=245637"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2026 Movatter.jp