Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Bas

Ka Wikipedia
Basaska dadka u kala qaada masaafada
Basaska ka dhex shaqeeya magaalada Abu Dhabi, Imaaraadka

Bas (Af Ingiriis:bus;Af Carabi:ar‎) waa baabuur ween oo dad badan lagu qaado. basaska wee kala duwan yihiin, mid waxaa jiro lagu safro, midneh magaalada ayoo ku wareegtaa. baska waxoo leeyahy leesin u gaar ah, woo ka duwan yahay midka baabuurta.basaska somalia ka shaqeeyo, waxaa u badnaa markii hore Kostaro, waa basas dhaadheer, hadda waxaa ku badan, caasiga, waa iska bas yar.

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Bas&oldid=270285"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp