Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Baruur

Ka Wikipedia
Buruur cunto Macaduwan
Silsilada iskudhiska baruurta.
Iskudhiska malakuyuulada duxda.

Baruur (Af Ingiriis:lipid;Af Carabi:دهنيات) waa koox iskudhisyo dabiici ah kuwaasi oo u samaysanmalakuyuulo ay ka mid yihiinduxd,xaydha,fiitamiinada milma (sida Fiitamiin A, D, E, iyo K) iyo walxo kale oo badan oo si dabiici ah looga helo jidhkadadka,xayawaanka iyo in badan oodhirta ka mid ah.[1] Sidoo kale, noocyo badan oo baruurta ahi waaiskudhis ka mid sadexda nooc eenafaqodajidhkadadka,xayawaanka,dhirta iyo guud ahaannooluhu u baahan yahay; labada kale waaborotiin iyokarbohydrate.[2]

Duxda ooSaynis ahaan loo yaqaanotriglycerides waxay ka kooban tahay iskudhisyo silsilad asiid-baruur ah, alkohol iyo glycerol. Sida caadiga ah duxda waxaa laga helaasaliida,subaga iyobaruurtaxoolaha iyoxayawaanka. Sidoo kale waxaa jira noocyo ka mid ahdhirta oo leh dux waloow ay tahay nooc ka duwan tan xoolaha iyo xayawaanka.

Intaas waxaa dheer, duxdu kuma milantobiyaha iyo noocyo kale oodareereha ka mid ah (sidacaanaha).[3]

Muuqaal

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. Lipids have applications in the cosmetic and food industries as well as in nanotechnology.
  2. "Macronutrients: the Importance of Carbohydrate, Protein, and Fat".McKinley Health Center.University of Illinois at Urbana-Champaign. Archived fromthe original on 21 September 2014. Retrieved20 September 2014.{{cite web}}:Unknown parameter|ciwaan= ignored (help);Unknown parameter|dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  3. United KingdomThe Food Labelling Regulations 1996Schedule 7: Nutrition labelling
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Baruur&oldid=267244"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2026 Movatter.jp