Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Ban Ki-moon

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan xoghayaha QM. Qoraalo kale fiiriXoghaynta Qaramada Midoobay
Ban Ki-moon
반기문
Ban Ki-moon

Ban in April 2015


 Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay
Hadda xilka haya
La wareegay Xilka 
1 Janaayo 2007
KuxigeenkiisaAsha-Rose Migiro
Jan Eliasson
Xilka kaga horeeyeyKofi Annan

Wasiirka Arimaha Dibada iyo Ganacsiga
Ka qabtay xilka
17 Janaayo 2004 – 1 Diisambar 2006
MadaxweyneRoh Moo-hyun
Ra'iisul wasaareGoh Kun
Lee Hae Chan
Han Duck-soo
Han Myeong-sook
kaga horeeyey xilkaYoon Young-kwan
kaga dambeeyey xilkaSong Min-soon

Macluumaad gaar ah

Ku dhashay (1944-06-13)13 Juun 1944 ( 80jir)
Tuulada Onnan, Degmada Injō, Gobolka Chūseihokue,Koonfur Kuuriya[1][2]
(hada loo yaqaano Wonnam Township, Eumseong County, Waqooyiga Chungcheong Province, Koonfur Korea)
JinsiyadKuuriyaan
Is guursadeenYoo Soon-taek
Caruur3[3]
Waxbarasho jaamacadeedSeoul National University(Bachelor of Arts)
Harvard University(Master of Public Administration)
SaxiixaBan Ki-moon's signature


Ban Ki-moon (Af-Kuuriyaan: 반기문; Af-Hanja: 潘基文;Af Carabi:ar‎) (dhashay 13 Juun 1944) waa siyaasi iyo hogaamiye u dhashay wadankaKoonfur Kuuriya kaasi oo wakhti xaadirkan ahhogaankii sideedaad ee xil ka qabtaGolaha Xoghaynta eeQaramada Midoobay.

Xilka Qaramada Midoobay

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Mudane Banki Moon waaXoghayaha Guud Qaramada Midoobay jagadaasi oo ah hogaanka sare eeXoghaynta Qaramada Midoobay, qeyb ka mid ah xubnaha ugu muhiimsanQaramada Midoobay. Sidoo kale Xogahaya Guud ee Qaramada Midoobay waa afhayeenka iyo hogaanka guud ee Qaramada Midoobay.

Wakhti xaadirkan waxaa Xoghaye Guud ka ah Qaramada MidoobayBan Ki-moon oo u dhashay wadankaKoonfur Kuuriya, kaasi oo xafiiska ku wareegay horaantii bishii Janaayo 2007. Jaale Banki Moon wuxuu xilku ka dhamaaday 31 Diisambar 2011, waxaana si muran la'aan au dib loogu doortay mar labaad 21 June 2011.[4]

Hadaba Banki Moon wuxuu xilku ka dhammaanayaa Diisambar 21, 2016ka, wakhtigaasi oo doorasho loo qaban doono cida xilka la wareegi doonta, maadaama mar sadexaad aan loo cusboonaysiin doonin sida uu dhigayoDastuurka Qaramada Midoobay.


Qoraalo La Xidhiidha

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Habka Qaramada Midoobay
Xubnaha Aasaaska
Barnaamijyada iyo
wakiilada khaaska
Xafiisyada ugu Muhiimsan
Xubnaha / Ilaaliye
Taariikh
Qaraaryo (go'aan)
Doorasho
Qodobo La Xidhiidha
Waxyaabo Kale

Linkiyo Kale

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. pg 493, "Local Administration, Chapter XXIV: Korea (Chōsen)," The Japan-Manchukuo Year Book 1938, Japan-Manchukuo Year Book Co., Kojimachi-ku, Tokyo
  2. Eumseong County: "The Birthplace of the UN Secretary-General Ban Ki-moon"
  3. name="Official Bio"
  4. . BBC News. 21 June 2011http://www.bbc.co.uk/news/world-us-canada-13868655. Maqan ama ebar|title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Ban_Ki-moon&oldid=215288"
Qeybaha:
Qeybaha qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp