Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Badweynta Baasifiga

Ka Wikipedia

Coordinates:0°N160°W / 0°N 160°W /0; -160

Kani waa maqaal ku saabsanbiyaha badweynta Hindiya eebadaha dhulka. adeegsi kale, eegBadweynta Baasifiga (faah faahin).
Badweynta AtlantikDada Baasifik
ArktikBadweyta Hindiya
Bada KoonfureedDhulka
Maabka badaha ugu waaweyn aduunka: Badweynta Atlantik, Badweynta Baasifik, Badweynta Arktik, Badweynta Hindiya, Badweynta Koonfured iyo muuqaalka badaha aduunka eedhulka.
Badweynta Aduunka
Badweeynta Baasifik
Badweynta Baasifig waa bada ugu weyn badaha dhulka

Badweynta Pacific waa badweynta ugu weyn caalamka marka loo eego kuwa kale.Magaca badweynta Pacific waxaa ubixiyey badmaax Bortuqiis ahaa.Wagaciisa waa Fardinan Magilaan sanadka markuu ahaa 1521 miilaadiga.Sababta uu ugu bixiyey in ay aheyd badweyn (degan).Magaca Pacific waxaa loola jeedaa "degan" run ahaantii waa badweyn degan hirarna aan kubadneyn.

Badweynta Baasifig (ingiriis: Pacific Ocean) waabiyo dhanaan oo aad u baaxad wayn isla markaana qariya 46%oogada biyaha dhulka.

Badweynta Atlantika waxay ku fadhidaa baaxad dhan 165.25 milyan square kilomitir (63.8milyan square miles), waanabada ugu waynbadwaynta dhulka.

Badweynta Baasifik Waa badwaynta uguwayn badha waawayn.Waxa ay dhererantahay inta u dhaxaysaCirifka waqooyiwaqooyi ee aduunka ilaaCirifka koonfureed dhanka galbeed waxa kaxiga labada qaaradood eeasiya iyoAustralia dhanka barina waxa kaxiga qaarada maraykanka waxa ay kufadhidaa bed gaadhaya 169.2 milyuun oo iskuwareeg ah waxa ay qaadanaysaa 46% marka badaha oo dhan laysku daro hadii la eego aduunk baasafiku waxa uu ka noqonayaa 30% taas oo kadhigan sadex moolood oo meel waxa la ogaady qarnigii 16aad , waxa ogaaday dhul baadhihii lagu magacaabi jirayVasco Núñez de Balboa

Aragti guud

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Badweynta Baasifikgu marka aduunka lagadhigo sadex meelood waxa ay katahay meel taas oo macneheedu yahay in baasafigu uu aduunka kayahay %30. waxa uu ka koobanyahay 15500 milyuun oo kiilo mitor oo iskuwareeg ah.


Sidoo kale Fiiri

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Qoraalo Kale

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Badweyn
Bad yar

Xigasho

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Badweynta_Baasifiga&oldid=239877"
Qeybaha:
Qeybta qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp