- Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Austin, Texas, Maraykanka. Haku khaldinDegmada Austin
Awstin, Tegsas |
---|
|
Caasimada Awstin |
 |
|
Meesha kaga taalo Maraykanka |
Wadanka | Maraykanka |
---|
Gobolka | Texas |
---|
Degmooyinka | Travis,Williamson,Hays |
---|
La degay | 1835 |
---|
La habeeyay | Diisember 27, 1839 |
---|
Dowlada |
---|
• Nuuca | Maamul-gole |
---|
• Duqa-magaalada | Kirk Watson |
---|
• Maamulka Caasimada | Spencer Cronk |
---|
Area | 271.8 sq mi (704 km2) |
---|
• Land | 264.9 sq mi (686 km2) |
---|
• Water | 6.9 sq mi (18 km2) |
---|
• Metro | 4,285.70 sq mi (11,099.91 km2) |
---|
Joogga | 489 ft (149 m) |
---|
Tirada dadka |
---|
• Caasimad | 912,791 (11aad) |
---|
• Cufnaanta dadka | 3,358.32/sq mi (1,296.65/km2) |
---|
• Metro | 1,943,299 (35aad) |
---|
• Bulshada | Austinite |
---|
Aag saacadeed | UTC-6 (CST) |
---|
• Xagaa (DST) | UTC-5 (CDT) |
---|
ZIP code | 78701–78705, 78708–78739, 78741–78742, 78744–78769 |
---|
Furaha | Area Kodh 512 iyo 737 |
---|
FIPS code | 48-05000[2] |
---|
Astaanta GNIS | 1384879[3] |
---|
Website | Official website |
---|
Awstin, Tegsas,Austin (/tɨn/,/tɨn/ or/tɨn/) waa magaalo-madaxda iyocaasimadagobolkaTexas, iyo fadhiga dowlada eeDegmada Travis . Magaalda Awstin waxay ku taalaa badhtamaha gobolka Tegsas waana mida11aad ee ugushacabka badan iyo tan4aad ee ugu bulshada badan gobolka Tegsas iyokoonfurta Maraykanka.Magaalda Awstin waa mida sadexaad ee ugu koritaanka badan wadanka laga soo bilaabo sanadkii 2000 ilaa 2006.[4] Intaas waxaa u dheer, Austin waa caasimada labaad ee ugu balaadhan wadanka Mareykanka. Kaliya waxaa ka balaadhan caasimadaPhoenix, Arizona[5] Tirokoob la sameeyay Luulyo 1, 2014 ayaa lagu ogaaday in caasimada Austin leedahay bulsho dhan 912,791. Caasimadani waa xarun ay ku xidhan yihiin bulsho balaadhan oo gaadhaysa 1,883,051 (tirokoob 2013) waa marka la xisaabiyo Austin iyo nawaaxigeeda ama deegaanada la isku yidhaahdo Austin metropolitan.
Dhismayaasha dhaadheer ee Austin, TX kuwaaso ka muuqda qora0x soo bax Zilker Park.
Dhismaha 360 Condominiums Tower