Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Astatiin

Ka Wikipedia

Astatiin (ingiriis: Astatine) astaanta (At) waacuriye kimiko oo tiradaatomkiisu (85) tahay sideetan-iyo-shan.

Curiyaha Astatiin waabir la mood mararka qaar lagu daroneefahahalogenska eeguruubka 17aad eeDiwaanka Curiye.

Astatiinta waxa laga helaaoogadadhulka ayadoo radioactive isotopeskeedu yahay mid cimri gaaban. Jaada kali ah ee leh isotope dagan waa astatine210 taas oocimrigeedu yahay8.50 saacadood.

Isotopeka astatine211 ayaadadku u isticmaalaan ganacsi ahaan.

Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Astatiin&oldid=222267"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp