Magaca gobolkani wuxuu u muuqdaa inuu asal ahaan ka yimid ereyga IsbaanishkaArizonac, kaasi oo laga soo amaahdey erey luuqada O'odham-kaalĭ ṣonak, taasi oo micnaheedu tahay "dayrtii yarayd", taasi oo la odhan karo wuxuu ka turjumayay biyo yarida iyoroob la'aanta ka jirtey deegaanka.[7][8][9][10] Tani waxaa taageeraya xaqiiqada ah in ilaa maanta loo yaqaano luuqadaalĭ ṣonak ee afka O'dhamya.[11] Erey kale oo macquul ah waxaa laga so xigtay luuqada Basque, waa ereygaharitz ona oo micnahiisu tahay "geedo yare".[12][13][14]
Fikrado kale ayaa jira oo ku adkeeysanaya in magaca Arizona ka yimid ereyga Isbaanishka ah ee "Arid Zone" oo micne ahaan noqoneysa "Deegaankii Qalalnaa".[15]
↑McClintock, James (1916).Arizona, Prehistoric, Aboriginal, Pioneer, Modern: The Nation's YoungestCommonwealth within a Land of Ancient Culture. Chicago: The S.J. Clarke Publishing Co.
↑Saxton, Dean, Saxton, Lucille, & Enos, Susie. (1983).Dictionary: Tohono O'odham/Pima to English, English to Tohono O'odham/Pima. Tucson, AZ: The University of Arizona Press
↑Jim Turner."How Arizona did NOT Get its Name". Arizona Historical Society. Archived fromthe original on August 2, 2007. RetrievedMarch 3, 2007.{{cite web}}:Unknown parameter|ciwaan= ignored (help);Unknown parameter|deadurl= ignored (|url-status= suggested) (help)
↑Donald Garate, 2005, "Arizonac, a twentieth-century myth",Journal of Arizona History 46(2), pp. 161–184