Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Angola

Ka Wikipedia
Jamhuuriyada Angola

República de Angola
(Boortaqiis)
Heesta qaranka: Angola Avante!  (Af-Boortaqiis)
macnaha Hore u soco Angola!
Location of Angola
DadkaAngolan
XukunkaMadaxweyneJamhuuri
Wax soo saar (PPP)2012 qiyaastii
 - Guud ahaan$128.288 billion[1] (64th)
 - Qof qof$6,346[1] (107th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban)estimate
 - Guud ahaan$118.719 billion[1]


Angola oo sida dowliga ah loo yaqaanoJamhuuriyada Angola waa wadan ku yaala koonfurta qaaradaAfrika oo koonfur xad kala leh wadankaNamibiya, dhinaca waqooyi xad kala lehJamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo, dhinaca bari waxu xad kala leeyahay wadankaSaambiya iyobadweeynta Atlaantik kaga taal galbeed.

Waxaa magaalo madax u ah caasimadaLuanda oo dhinaca ku heeysaBadwaynta Atlantika.

Wadanka Angola wuxuu xubin ka yahayMidowga Afrika, Wadamada ku Midoobay Luuqada Bortuqiiska, Midowga Latinka iyo Ururka Horumarinta Bulshoyinka Koonfur Afrika.

Tirada shacabka wadanka Angola waxa lagu qiyaasay 18,056,072 sanadkii (2012) kuwaasi oo ka kooban qoomiyada Ovimbundu (oo ku hadla luuqada Umbundu) ineey bulshada ka yihiin 37%, qoomiyada Ambundu (oo ku hadla luuqada Kimbundu) waa 25% bulshada wadanka, halka qoomiyada Bakongo la dhaho eey 13% ka yihiin bulshada wadanka Angola. Inta soo hadhay oo ah 32% waa dadka laga tirada badan yahay (waxaana ka mid ah qoomiyadahaasi Chokwe, Ovambo, iyo Mbunda).

Xubin

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Waddnamha Le deggan Angola

[wax ka badal |wax ka badal xogta]


Sadex-gees muujinaya koritaanka bulshada wadanka Angola

Taariikhda

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Diinta

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Maqaal dhamaystirans:Diinta ugu badan Angola, Kiristaan, and Islam

Inta u badan shacabka wadanka Angola waxay aaminsan yihiin diinta Kiristaanka.

Dhaqanka

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Shacabka Yombe-
Maqaal dhamaystiran:Dhaqanka Angola

Juqraafiga

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. 1.01.11.2. International Monetary Fundhttp://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2013/01/weodata/weorept.aspx?sy=2009&ey=2012&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=614&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC%2CLP&grp=0&a=&pr.x=53&pr.y=7. Soo qaatay17 April 2013. Maqan ama ebar|title= (caawin)


Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Dalal Madax Banaan
Orthogrpahic projection of Africa
Dalal ismagacaabay
Hoos taga
  • Scattered Islands in the Indian Ocean(Faransiiska)
  • Saint Helena, Ascension and Tristan da Cunha(Ingiriiska)
Gobollo lagu muransanyahay
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Angola&oldid=262570"
Qeybaha:
Qeybaha qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp