Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Albaab

Ka Wikipedia
Albaab
Albaabka quruxda badan

Albaab waxaa la dhahaa irida hore oo guri laga galo. Albaab waxaa loo isticmaalaa labo shay waa in la xiro ama la furo.Albabka waxaa badanaa laga sameeyaa alwaax ama bir, waxoona leeyahay meel laga qabsado iyo meelfuraha lagu furo.Meelaha albaabaha laga galo waxaa ka mid ah,Guryaha iyo waxyaabaha tiknologiga sida basaska iyo diyaaradaha ama maraakiibta iyo waxyaabo badan.


„Wuxuuna ku yidhi, Aad u dadaala inaad iridda cidhiidhsan ka gashaan, waayo, waxaan idinku leeyahay, Qaar badan ayaa dooni doona inay galaan, mana kari doonaan.” - isu fidinaynaa si aan Ilaah ugu bogno.


Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiroDoors.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Albaab&oldid=271562"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp