Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Alabama

Ka Wikipedia

Coordinates:32°42′N86°42′W / 32.7°N 86.7°W /32.7; -86.7

Khariirada gobolka Alabama

Alabama Waa gobol kamida goboldaMaraykanka.waxa uu kuyaalaa dhanka koonfureed.dhankawaqooyi waxa kaxiga gobolkaTinisii.dhanka barigana waxa kaxigaGobolka Joorjiya. dhanka koonfurna waxa kaxiga gobolkaFlorida iyoGacanka Maksiko.galbeedna waxa kaga toosan gobolkaMississippi. gobolka alabama waa gobolka 30naad ee goboldaMaraykanka marka laeego badka ama masaafada.dadka kunool waxa lagu qiyaasaa ilaa 4.5 milyan oo qof.gobolka Alabama waa gobolda maraykanka ugu dhaqaalha liita waayo waxa uu dhaqaalihiisu ku xidhanyahay beerha kaliya oo malaha wax soosaar lasheego oo dhinaca warshadaha ah. dadka kunooli waa dad reermiyi iyo beeralay u badan waxaanay u badanyihiin dadka cadaanka ah. gobolka Alabama waxa uu leeyahay magac kale ooNaanaysah waana magaca Yellowhammer

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiroAlabama.


Gobolada MaraykankaGobolada Isku Tegay ee Ameerika
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota


Magaalooyinka MaraykankaGobolada Isku Tegay ee Ameerika
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Alabama&oldid=206676"
Qeybaha:
Qeybta qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp