Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Akkadiyaan

Ka Wikipedia

Akkadiyaan

Boqortooyada AkkadiyaankaTemplate:SHORTDESC:Boqortooyada Akkadiyaanka
Akkadiyaan
Maabka boqortooyadiiAkkadiyaanka (midabka cowlan) iyo jihada ciidamada xoogu u socdeen (huruud).
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
CaasimadaAkkad
Luuqadaha & Diimaha:Akkadiyaan,Sumeriyaan
Nooca Maamul:Boqortooyo
Wakhtiga:2334 C.H ilaa 2193 C.H
Dowlada
Boqorka ugu awooda badna:
 • NuucaSaargoon (2334 ilaa 2279 C.H.)
Area
800,000 km2 (300,000 sq mi)
 • Land800,000 km2 (300,000 sq mi)
Aag saacadeedUTC+2 (UTC)

Akkadiyaan (ingiriis: Akkadian) waaboqortooyo hore oo maamuli jirtey magaaladaAkkad iyo nawaaxigeeda ee deegaanadii hore eeMesobotaamiya taasi oo midaysay dhamaan dadka ku hadla luuqadaha "Semiteka" iyoSumeeriyaanka.

Qiyaastii3000 sano C.H (Ciise Hortii) ayaa waxaa bilaabmay isdhexgalka bulshooyinka dadka ku hadla luuqada Semite oo ah Akkadiyaanka iyo bulsho weyntaSumeeriyaanka ooy jaar ahaayeen. Wakhti yar ka dib, Sumeeriyaanku waxay ku dhex milmeen Akkadiyaanka isla markaana ku midoobeen hal maamul oo ka dhexeeya.

Boqortooyada Akkadiyaanku waxay gaadhay meeshii ugu sareeysayqarnigii 24aad ilaaqarnigii 22aad C.H. wakhtigaas oo uu maamulaayay boqorkii isku xidhay Akkadiyaanka waa boqor Saargoon (Sargon) oo noolaa 2334 C.H ilaa 2279 C.H.

Mudo dheer ka bacdi, markii boqortooyadii Akkadiyaanku burburtey waxay u kala baxeen labo maamul oo dhex yaala degaanadamesobotaamiya kuwaas oo kala noqday: dadka ku hadla luuqada Semetikga ee deegaanada waqooyi oo samaysteyAssiyriya; iyo kuwa koonfureed oo qarniyo ka dib yeeshay boqortooyadaBaabiyloonta cusub.

Qoraalo La Mid Ah

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Xigasho

[wax ka badal |wax ka badal xogta]



Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiroAkkadian language.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Akkadiyaan&oldid=219011"
Qeybaha:
Qeybaha qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp