Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Af-Tigrinya

Ka Wikipedia

Af-Tigrinya waaluqad ee ku hadlaanDadka Tigriga oo dego dhaxbartanka dalkaEreteriya iyo gobolkaTigray ee dalkaItoobiya. Luqad kale oo waxaa jirto ladhohoAf-Tigre oo ah lahjo ka mid ah Af-Tigrinya, waxaana looga hadlaa meelaha oo luqada tigrinyiga looga hadlo ee dalka eriteriya iyo itoobiya.

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Af-Tigrinya&oldid=220774"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2026 Movatter.jp