Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Abkhazia

Ka Wikipedia
Abkhazia
Abkhazia

Abkhazia ⟨Afka Abkhaziga (Аҧсны) Af joorjiyaan (აფხაზეთი) Af Ruush (Абха́зия)⟩ Waa goob wali laysku haysto,waxa ay kutaalaaXeebtaBari eeBada madaw waxa ay ka goday wadanka Joorjiya sandkii 1991 laakiin waxa kadanbayyay muran iyo isqabsi faro badan oo keenay dagaalo dhex maray labada dhinac. Jamhuuriyadani mahaysato ictiraaf balaadhan amaba loodhanyahay, waxa ictiraafay kaliya ilaa hada wadamadaRuushkaNikaraguaFanansuwela iyoNauru waxa kale oo ictiraafsan wadanka gooni isutaaga ah ee aan la ictiraaf ee lagu magacaaboKoonfur Ossetia.

Tix

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Abkhazia&oldid=239470"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp