Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Aargon

Ka Wikipedia

Aargon

Curiyaha Aargon

Aargon (ingiriis: Argon) astaanta (Ar) waacuriye kimiko oo leh tiroatom toban-iyo-sideed ah. Waxay ka tirsan tahayguruubka 18aad eeDiwaanka Curiye iyoneefta loo yaqaanoNeefta Gobta (Noble Gas).

Curiyaha Aargon waa neefta sadexaad ee ugu badanhawadacirka sare eedhulka.

Isku dhisyadaneefaha Aargon ku jirto waxaa loo isticmaalaalaxaamada iyo waxyaabaha la dhalaalinayo eewarshadha waawayn.


Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Aargon&oldid=220864"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2026 Movatter.jp