Insaan (gabar Afgaanistan ah) Aadanaha amaDadyow amaInsaanka amaBiniaadan (Homo Sapiens iyo Homo Sapiens Sapiens) Waanafley ka tirsanreer Daayeer .Biniaadanka wa xayawaan ajaayib maskax weyn leh oo caqli badan.Biniaadanka wa Xayawaanka kaliya oo meelkasta aduunka ku nool iyo wa xayawaanka kaliya oo aqaan sidaa cunto ku kariso dab iyo lebbisto. Dadka oo shaqo ka digtan inay sida binaadanta u dagmatoo waxaa la yidhahdaAnthrobologists .
Qofka biniaadanka waxoo leeyahayJir lagu qiyaasaayo 1,8m², 90,000 oo kilomitar oo xidid ah, 206Lafo ah, 600 oomurqo ah, 13 biliyan oo dareemayaal ah, 4 ilaa 6 litar oo dhiig ah oowadnaha jirka kushubo,Maskax 1.350garaam ah iyo timaha oo gaaraayo ilaa 5 miliyan.
Bahalada sida shimbiraha iyo quraanshada, waxee leeyihiin baalal ee ku haadaan, waxyaabahaas biniaadanka malahan, laakiin hadii cunug biniaadan ah, oo hadda dhashtay looga tago meel jasiirad ah, oo qof joogin. cunugaas maka duwanaan karo xayawaanka, sababtoo ah, luqad malahan oo ku hadlo ama aadaab oo wax ku garto.
Biniaadanka waxaa dhaqan u ah meesha oo ku dhashtay ama qoomiyada oo ka dhashtay.
Biniaadanka waxa oo uuga duwanyahay xayawaanka waxaa ka mid ah, ogaashaha in oo ilaaheey jiro. Ku dhawaad 100% Soomaalida waxee rumeesanyihiin in oo ilaaheey jiro, ayaga oo raacsan diintaIslaamka .
MaadaamuuIlaahay nolosha ina siiyay waa inaan isaga keliya caabudno. Ilaahay binuʼaadanka wuxuu siiyayikhtiyaar .[ 1] [ 2]