Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Bogga Hore

Ka Wikipedia
Ku soo-dhawoowWikipedia

Insaykalobeedhiyaxorta ah eqofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta8,306 maqaal,Hubi gaarista ama habkamobilka
Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah
Dhirtu waa nolosha aduunka
Dhirtu waa nolosha aduunka

Dhir (Af Ingiriis:plant;Af Carabi:ar‎) sidoo kale loo yaqaanoDhirta Cagaaran waanoole ka samaysanunugyo badan oo isku xidhan taasi oo ka baxda oogada sare eedhulka. Dhirtu waa kalmada jamcisa dhamaangeedaha noocaydooda kala duwan ee laga helocarada dusheeda,biyaha dhexdooda,buuraha iyo meelo badan oo kala duwan. Waxa jira noocyo badan oo dhirta ah kuwaasi oo lagu qiyaaso in ay ka kooban yihiin ilaa 375,000 oo nooc. Guud ahaan dhirtu waxa ay ka kooban tahay qaar iniinyo leh (Seed plants) iyo qaar aan lahayn. Waxa kale oo ay ka kooban tahay qaar qodax leh iyo qayb aan qodax lahayn haba yaraatee. Qeybaha rasmiga ah ee dhirtu waa dhirta ubaxa leh (flowering plant), caleen-yare (carnifers), feerno, Lycopodiopsida, jirid-yare, algiya, caleenley iyo shurub.Dhirtu waxay ka mid tahayNooleha.Sidoo kale, dhirtu waxay leedahay unugyo-dahaadhan (cellwalls) kuwaasi oo u suurta geliya ineey sameeysatocunto ayadoo isticmaaleysaileyskaqoraxda,biyo iyokaarboon-labo-ogsajiin. Dhirtu waxay manaafacaad iyo faa'iido badan u leedahaydunidan aan ku noolnahay; waxay suurto-gelisaa in hawada ka soo saart kaarboonka isla markaana ku sii deeysohawadaOgsajiin oo ah mida teegeerta noloshaxayawaanka iyodadka. Intaas waxaa dheer in dhirtu soo saartomidho,caleemo,jirid iyoxidido kal duwan taasi oo ay quud iyo cunto ka dhigtaan dhamaan noolaha intiisa kale ee xayawaanka iyo dadku ka midka yihiin. Guud ahaan waxaa jira noocyo badan oo dhir ah; kuwaasi waxaa ka mid ah:beeraha,keymaha, iyo dhuldaaqsiimeedka.Maadaama juqraafiga dhulku kala duwan yahay, meelaha dhirtu ka baxdo aduunyada weey kala duwan tahay. Meelaha qaar waxaa ka baxa kumanaan nooc oo dhir ah, halka deegaanada qaar (sidasaxareha amalamadegaanka) ay ku yar tahay dhirtu. Maadaama noloshu ku tiirsan tahay dhirta waxaa waajib ah in la ilaaliyo jiritaanka, koritaanka iyo caafimaadka dhirta.Dhirtu waa noolaha kali ah eecuntadiisa diyaarsada ayagoo isticmaalaya nidaam loo yaqaanoHabka Samayska Cuntada. (SII AQRI)

Link= Waa maxaay Wikipedia ?
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english

Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga heloWeb-ka oo ahQaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatkainternetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiinJarmal ,Faransiis ,Isbanish iyoTalyaani.

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad...

Link=Wikipedia:Hooyga Maqaal abuur

Link= Sawirka Maanta

Link=Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah

Link= Xusuusta Wikipedia
Link= Maahmaahyo
waxaa la yiri aqoon la'aan waa iftiin la'aan

maahmaayada oo dhameystiran

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi ·Taariikh ·Luqadaha ·Cilmiga bulshada 

Siyaasad iyobulsho

Ganacsi ·Waxbarasho ·Joornaalo ·Gaadiidka ·Beeraha ·Dagaalada ·Caafimaadka ·Dowladaha

Diin

Diimaha ·Mutolojiyada

Hiddo iyo dhaqan

Gabayada ·Filimaanta ·Muusig

Saynis

Bayoloji ·Fiisigis ·Kimisteri ·Juquraafi ·Xisaab ·Cilmidayax .Xiddigis

Teknooloji

Elektaroonig ·Internet ·Kumbuyuutarada

Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka ·Ciyaaraha

Kuwa kale

Kalandar ·Shaqsiyadaad ·Waqti

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ahUrrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
WikiQaamuus
Qaamuus
Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Wikispecies
Lajien luettelo
Wikinews
Warrarka
Commons
Feylasha guud
Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia

Wikipediyahaan waxaa ku qoranAf-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 8,306 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin

All

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Bogga_Hore&oldid=202256"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp