Boorama waxee u dhowdaha xadkaItoobiya iyoJabuuti. Magaaladaan waxaa degan dad gaaraayo in ka badan 200,000 oo qof. Boorama waxee ka mid tahay magaalooyinka ugu taariikhda dheer dalkaSoomaaliya, waa dhulkii eey maamuli jireen saldanadiiAdal.
Sida ay la tahay dadka degaSomaliland waxay aragtidoodu tahay ahaanshaha Boorame magaalo somaliland hoos timaada.
Meesha ee ku taalo magaalada Boorama waa dhulbuuroleey ah oo mararka qaarDhulgariir ka dhaco. Boorama waa magaalada kaliya oo ugu dhul gariir badan dalka Somaliland iyadoo dhul gariiradii ugu badnaa ay ka dhaceen Boorama sanadka markuu ahaa 2011, wakhtigaas oo magaalada Boorama ka dhacay dhul gariiro aad u fara badanaa. Sidoo kale dhulgariirka waxoo gaaraa magaalooyinka kale oo ku yaalo gobolkaWoqooyi Galbeed. Magaalada Boorama meesha eey ku taalo waa meel qaboow adag ka dhaco wakhtiyada jiilaalka ee u dhexeeya bilaha November ilaa February, waana meel jawigeeda isbadalo.Sidoo kale magaaladu waxey leedahay dhul daaqsiimeey cows badan oo xayawaan badani ku nool yahay. Juquraafi ahaan beesha magaalada Borama ku nooli waxay deegaan ama aay xudoodo la leeyihin sedex beelood oo ka mid ah beelaha Somalida: Ciise oo dhanka Jabuuti ah Isaaq oo aay dhanka Somaliland isla dagaan iyo Ogaaden ooy Ethopia wada dagaan; taasina waxay ka dhigtay dad dhaqan kastaba fahami kara, furfuran oo ka ilbaxsan reeraha kale. (SII AQRI)
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english
Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga heloWeb-ka oo ahQaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatkainternetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiinJarmal ,Faransiis ,Isbanish iyoTalyaani.
Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.
Wikipediyahaan waxaa ku qoranAf-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 8,273 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin