Dhir sidoo kale loo yaqaanoDhirta Cagaaran waanoole ka samaysanunugyo badan oo isku xidhan taasi oo dulsaaran oogada sare eedhulka. Dhirtu waa kalmada jamcisa dhamaangeedaha noocaydooda kala duwan ee laga helocarada dusheeda,biyaha dhexdooda,buuraha iyo meelo badan oo kala duwan. Waxa jira noocyo badan oo dhirta ah kuwaasi oo lagu qiyaaso in ay ka kooban yihiin ilaa 375,000 oo nooc. Guud ahaan dhirtu waxa ay ka kooban tahay qaar iniinyo leh (Seed plants) iyo qaar aan lahayn. Waxa kale oo ay ka kooban tahay qaar qodax leh iyo qayb aan qodax lahayn haba yaraatee. Qeybaha rasmiga ah ee dhirtu waa dhirta ubaxa leh (flowering plant), caleen-yare (carnifers), feerno, Lycopodiopsida, jirid-yare, algiya, caleenley iyo shurub.Dhirtu waxay ka mid tahayNooleha (SII AQRI)
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english
Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga heloWeb-ka oo ahQaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatkainternetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiinJarmal ,Faransiis ,Isbanish iyoTalyaani.
Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.
Wikipediyahaan waxaa ku qoranAf-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 8,361 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin