Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Bogga Hore

Ka Wikipedia
Ku soo-dhawoowWikipedia

Insaykalobeedhiyaxorta ah eqofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta9,154 maqaal,Hubi gaarista ama habkamobilka
Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah
Fananada Hibo Nuura
Fananada Hibo Nuura

Hiba Maxamed Hodoon (Af Carabi:هبه محد هدون) ku caan ah magacaHibo Nuura waafanaanad weyn oo kuheesta af-Soomaaliga taasi oo lehsuugaan iyoheeso aad u badan.Heesaha ay qaado fanaanadani oo u badan wadani, goobaabin, talo-siin, dhiiri-gelin iyo wanaag darteed ayaa Hibo Maxamed Hodoon loo siiyay magaca weyn eeHooyada Fanka Soomaaliyeed.Intaasi waxaa dheer, Hibo waxaa ay leedahay naanays ay ku kasbatey kartideeda iyo hanaan-wanaageeda, waxaana lagu naanaysaaHibo Nuura.

Badhtamihiisanadkii 2014ka, fanaanada Hibo Nuura waxay waxay ku dhawaaqdey ineey ka baxdeyfanka iyo suugaanta, maadaama ay da' ahaan gaadhey heerkii lagu cibaadeysan lahaa. Fanaanadu waxay hada ku nooshahay magaaladaMinneapolis,Minnesota ee wadankaMaraykanka. (SII AQRI)

Link= Waa maxaay Wikipedia ?
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english

Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga heloWeb-ka oo ahQaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatkainternetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiinJarmal ,Faransiis ,Isbanish iyoTalyaani.

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad...

Link=Wikipedia:Hooyga Maqaal abuur

Link= Sawirka Maanta

Link=Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah

Link= Xusuusta Wikipedia
Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan -Maalmaha sanadkaan oo dhan

Link= Maahmaahyo
waxaa la yiri aqoon la'aan waa iftiin la'aan

maahmaayada oo dhameystiran

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi ·Taariikh ·Luqadaha ·Cilmiga bulshada 

Siyaasad iyobulsho

Ganacsi ·Waxbarasho ·Joornaalo ·Gaadiidka ·Beeraha ·Dagaalada ·Caafimaadka ·Dowladaha

Diin

Diimaha ·Mutolojiyada

Hiddo iyo dhaqan

Gabayada ·Filimaanta ·Muusig

Saynis

Bayoloji ·Fiisigis ·Kimisteri ·Juquraafi ·Xisaab ·Cilmidayax .Xiddigis

Teknooloji

Elektaroonig ·Internet ·Kumbuyuutarada

Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka ·Ciyaaraha

Kuwa kale

Kalandar ·Shaqsiyadaad ·Waqti

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ahUrrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
WikiQaamuus
Qaamuus
Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Wikispecies
Lajien luettelo
Wikinews
Warrarka
Commons
Feylasha guud
Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia

Wikipediyahaan waxaa ku qoranAf-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 9,154 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin

All

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Bogga_Hore&oldid=202256"
Qeybta:
Qeybta qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp